Skip to main content

News

Comments

Popular posts from this blog

qisadii nebi muuse iyo fircoon oo kooban

Fircoon oo xukumi jiray Masar waxa Ilaahay usoo diray Nabi Muuse iyo walaalkii Nabi Haaruun kadibna waxay dacwadii gaadhsiiyeen Ficoon iyo qoomkiisii balse way diideen inay dacwadan qaataan oo waxay dileen caruurtii reer banu Israa’ill ayagoo gawracaya wiilasha hablahana daynaya, dabadeedna Fircoon ayaa bandhig sixireed ku cariyey Nabi Muuse iyo walaalkii Haaruun markaasuu Sixiroolayaashiisii faray inay tuuraan xadhkihii oo isu badalay masas ama abeesooyin si ay dadka ugu cabdi galiyaan. Nabi Muuse ushiisii ayuu tuuray waxayna isu badashay Ilaahay idankiis Mas oo cunaya dhamaan masaskii yaryaraa ee Sixiroolayaashu dadka ku sixreen, kadibna Sixiroolayaashii ayaa rumeeyey Rabigii Nabi Muuse iyo Haaruun wayna u sujuudeen Ilaahay hase ahaatee Fircoon ayaa laayey Sixiroolayaasii. Qoomkii Fircoon Ilaahay wuxuu ku imtixaamay balaayooyin badan, waxa loo soo diray Duufaankii, Ayax, Raho, Injiro, iyo cuntadoodii o dhiig isu badashay, hadana waxaas oo dhan waxba kumaysan qaadanin ee gaalnimo iyo...

Somaliland advancement youth organization (saying)

Urur waynaha sayo waa urur ka  shaqeeya arimaha bulshada ururka wxa laga aasaasay gobalka awdal wxa uu iminkana  ka  shaqeeyaa dhamaan gobolada somliland wxa uu higsanyaa inuu gaadho wadamada calamaka waqtiyada soo socda Waa urur ay ku bahaoobeen dhalinta aqoonyahanda ah ee reer somalilan si ay  uga faaiideyaan aqoontooda dadka iyo  dalkaba..... Vice chairman. A/rizaq moh  derie

waa maxay wayso?? waa mxay xukunkeed??

Waysadu waa in lagu dhaqo biyo nadiifa ah xubnaha jidhka ee afarta ah, Wajiga, labada gacmood, madaxa iyo labada lugood. Waxaana u daliila waajibka waysada aayada Quraanka ah ee uu Allah leeyahay: [Kuwa (xaqa) Rumeeyow Haddaad u Kacdaan Salaadda Dhaqa Wajiyadiina, iyo Gacmihiinna Tan iyo Jiqilka (Xusulka) Masaxana Madaxiinna (Dhaqana) Lugihiina Tan iyo anqawyada haddaad Janaabo qabtaan isdaahiriya,] [Maa’idah: 6] Ma waajibaa in Bisinka lagu bilaabo Waysada? Bisinku waa waajib in la xuso kolkaad wayso qaadanayso waxaana u daliila xadiiska Nabiga (N.N.K.H) uu leeyahay: [Salaada malaha ruuxaan wayso qaadan, waysana malaha ruuxaan xusin magaca Allah] [1] Hadiii aan ilaawo bisinka bal ka warran? Haduu ruuxu ilaawo way ka gudaysaa, waxaana u daliila xadiisii Nabiga ee uu lahaa: Umadayda waa laga cafiyey waxay ku gafaan iyo ilowshahaba. Waa maxay Shuruudaha Waysadu? Shuruudaha Waysadu waa inuu ruuxu yahay Islaam, Caqli leeyahay, qaan gaadhay iyo inuu niyeysto inuu wayso q...