Urur waynaha sayo waa urur ka shaqeeya arimaha bulshada ururka wxa laga aasaasay gobalka awdal wxa uu iminkana ka shaqeeyaa dhamaan gobolada somliland wxa uu higsanyaa inuu gaadho wadamada calamaka waqtiyada soo socda Waa urur ay ku bahaoobeen dhalinta aqoonyahanda ah ee reer somalilan si ay uga faaiideyaan aqoontooda dadka iyo dalkaba..... Vice chairman. A/rizaq moh derie
Fircoon oo xukumi jiray Masar waxa Ilaahay usoo diray Nabi Muuse iyo walaalkii Nabi Haaruun kadibna waxay dacwadii gaadhsiiyeen Ficoon iyo qoomkiisii balse way diideen inay dacwadan qaataan oo waxay dileen caruurtii reer banu Israa’ill ayagoo gawracaya wiilasha hablahana daynaya, dabadeedna Fircoon ayaa bandhig sixireed ku cariyey Nabi Muuse iyo walaalkii Haaruun markaasuu Sixiroolayaashiisii faray inay tuuraan xadhkihii oo isu badalay masas ama abeesooyin si ay dadka ugu cabdi galiyaan. Nabi Muuse ushiisii ayuu tuuray waxayna isu badashay Ilaahay idankiis Mas oo cunaya dhamaan masaskii yaryaraa ee Sixiroolayaashu dadka ku sixreen, kadibna Sixiroolayaashii ayaa rumeeyey Rabigii Nabi Muuse iyo Haaruun wayna u sujuudeen Ilaahay hase ahaatee Fircoon ayaa laayey Sixiroolayaasii. Qoomkii Fircoon Ilaahay wuxuu ku imtixaamay balaayooyin badan, waxa loo soo diray Duufaankii, Ayax, Raho, Injiro, iyo cuntadoodii o dhiig isu badashay, hadana waxaas oo dhan waxba kumaysan qaadanin ee gaalnimo iyo...
Comments
Post a Comment